Hangoolnews.com
Daawo:-“ Ganacsatada Waawayn Iyo Kuwa Yar Yar Dulmi Ayaa Dhexyaala” Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland
January 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland khudbad uu ka jeediyay Golaha Wakiilada ka hor intii aan la ansixin sheegay in ay isku dulman yihiin Ganacsatada waawayn iyo kuwa yar yar loona baahan yahay in xeer-nidaamiya loo sameeyo

Halkan ka Daawo:

 

 

COMMENTS
Latest News