Hangoolnews.com
Daawo:- Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu  Dhalay Oo Ku Tirsanaa Daacish Oo Lagu Dilay Duqayn Suuriya Ka Dhacday
January 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Fayasal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Wiil uu dhalay oo lagu dilay waddanka Suuriya wiilkan ayaa  ka tirsanaa Ururka Daacish waxaa sidda Sidda Faysal Cali Waraabe  sheegay dhimashadiisa Xaqiijisay Xaaskiisa oo suuriya kula  sugnayd

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News