Hangoolnews.com
Daawo:-  Xoghayaha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Hadlay Sidda Loo  Kala Ansixinayo Golaha Wasiiradda Xukumadda Muuse Biixi Cabdi
January 11, 2018 - Written by Hangool News 1

 

Hangoolnews:- Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa ka hadlay Nidaam shaxeed ay Golaha Wakiilada Somaliland ay u Ansixinayaan Golaha Wasiiradda Samaliland waxaanu sheegay Xoghayahe Ayaanle in saddex maalmood loo kala qaadi doono oo kala ah Sabtida, Axada, Iyo Isniinta…

Halkan Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News