Hangoolnews.com
Daawo:- Xaalad Abaareed Oo Halis Ah Oo Ka Dilaacday Gobolka Awdal Iyo Dadwaynaha Reer Guuraaga Ah Oo Qaylo Dhaan Culus Diray
January 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Dadwayanaha Reer guuraaga ah ee ku nool deegaanada Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Abaarban oo markii horena xoolaha ka saartay imikana ay ugu cabsi qabaan in ay naftoodu raacdo  waxaanay baaq u direen guud ahaan bulshadda iyo xukumadda Somaliland oo ay ka codsadeen in wax la la soo gaadho.

Halkan ka Daawo;-

COMMENTS
Latest News