Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaan Doonayaa In aan Xasuusiyo Reer Putland Iyo Cabdiwali Gaas Imika Madaxwaynahayagu Waa Janan… Qaladii Shicibka Ahayd…” Ex Wasiir Cukuse
January 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” oo maanta ka hadlayay Munaasibad Qaddo sharaf ah oo  loo sameeyay Bille Rafle Guuleed  ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada Colaadeed ee ka taagan Tuka-raq waxaanu fariin hawadda u mariyay maamulka Putland isagoo  sheegay in Madaxwaynaha Imika Somaliland  xukumaa  in uu yahay Janan ee aanu ahayn qoladii shicibka ahayd “Xukumaddii hore” waa sidda uu yidhiye waxaanu ku dheeraaday in aan laysku soo deg degin…

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News