Hangoolnews.com
Daawo:- Maayarka Hargaysa Oo Diiday In Uu Ka Hadlo Khilaaf U Dhaxeeya Isaga Iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Ee Caasimada
January 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  ayaa indhaha ka qarsaday in uu ka hadlo khilaaf u dhexeeya  isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale,  mar ay warbaahinta arrinkan wax ka waydiisay isaga oo ku sugan golaha wakiilada Somaliland, Xoghayaha Fulinta ayaa hore u sheegay in uu ka shaqayn kari la,yahay maayarka oo uu Dowladdii hoose ka dhigay shirkad uu isagu leeyahay waa  sidda uu Xoghaye Cali sheegaye

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News