Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha Gobolka Sool Oo Gaadhay Xarunta Ciidanka Milatarigu Ku Sugan Yihiin Ee Deegaanka Tuka-Raq Iyo Warbixintii Ugu Dambaysay
January 11, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Gobolka Sool Mudane Cabdi Khayre Dirir ayaa gaadhay deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool halkaas oo Ciidanka Milatariga Somaliland ay gaadheen Todobaadkan Gudihiisa Waxaan uu halkaasi kula kulmayta Taliyaha Qaybta 26aad ee ku sugan halkaasi

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News