Hangoolnews.com
Daawo:- Abwaan Cali Seeyo Oo Hees U Qaadaya Madaxwayanaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Muuse Biixi Oo Amarkeeda Bixiyay
January 11, 2018 - Written by Hangool

Hangoolnews;- Abwaan Cali Seenyo oo ka mid ah Abwaanada Dalka ayaa  mar kale tiriyay maanso uu hore u tiryaya ka dib markii sidda uu isagu sheegayo uu Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ku amray in uu dib u tiriyo, Madaxwaynaha Somaliland ayaa ah shakhsi dhaqanyaqaan ah oo si fiicana ugu hela suugaanta waddanka

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News