Hangoolnews.com
Daawo:- “waxaanu balan ku qaadaynaa in aanu soo celino dhulka danta guud ee la siiyay madaxdii hore” wasiirka howlaha guud ee Somaliland
January 5, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Mudane Cabdirashiir Ducaale Qambi ayaa sheegay in ay soo celinayaa Dhulka Danta guud ah ee la siiyay madaxdii hore….

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News