Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaa La Doonayay 21 Shaqaale Ah Waxaana Imtaxaanka Haayadda Shaqaalaha Somaliland U Fadhiistay In Ka Badan 2800 Oo Qof Taasina Waxay Ku Tusaysaa…” Dadka Shaqo Doonka Ah
January 2, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Haayadda shaqaalaha dowladda ee Somaliland ayaa baahisay in ay qaadanayo shaqaale tiradoodu dhan tahay 21 qof waxaana imtaxaankii u fadhiistay in ka badan 2800 oo shaqo doona waxaana arrinkani muujinayaa Camal la,aanta baahsan ee ka jirta Somaliland

Halkan ka Daawo dareenka da,yarta shaqo doonka ah

 

COMMENTS
Latest News