Hangoolnews.com
Daawo:- Garoonka Kubadda Cagta Ee Magaalada Burco Oo Noqday Xero Xoolo Galeen Ah Iyo Wasaaraddii Ciyaaraha Oo aan War U Hayn Xaaladdiisa
January 2, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Garoonkii  Kubadda Cagta ee Magaalada Burco ayaa waxaa la soo daristay xaalad uu qarka u saaran yahay in uu baabayo waxaanu sidda idiin muuqata uu xero u noqday xoolaha ka ag dhow Garoonkaasi, Wasaaradda Ciyaaaraha Ayaan dhag jalaq u siin baaqyo badan oo dhaliilo ah oo bulshadda Burco u soo jeedisay.

Halkan ka Daawo;-

COMMENTS
Latest News