Hangoolnews.com
Habalyo Wasiirka Wasaaradda Macadanta Iyo Tamarta Jsl
December 16, 2017 - Written by Hangool News 1

Waxaan halkan hambalyo iyo duco uga dirayaa bwasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta ee somaliland mudane Jama Haji mahamuud Egal waad u qalantay halkan iyo meel ka saraysaba.

waxn ku leeyahay mudane wasiir habalyo Alle ha kuu fududeeyo xilka aad umada qabatay  waxaad thy shakhsi daacada oo aqoon yahan ah hawl kar ah karti leh hibo na Allah kuu siiyay inaad meel kasta ood shaqo ka qabato aad wax cubysub ku soo kordhiso.

Waxn kuu rajanayaa in Allah xilka kugu asturo Qaranka iyo wasaarada aad wasiirka u tahayna horumar aad gaadhsiiso

Noolow mudane wasiir.

 

 

 

Abdihakim omer hassan

Sirabdihakim123@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News