Hangoolnews.com
Daawo:- “ Haddii aan Si Xun Wax U Qaybiyo Waxaa Uun Lay Odhonayaa Waar Horta….Lagama Yaabo In Aan…..”Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi
December 8, 2017 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shacabka reer Somaliland, waddamada aynu jaarka nahay iyo beesha caalamkuba waxaa ay si wayn ugu dhag taagayaa qaabka uu u soo dhisi doono Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Xukumadiisa Cusub.

Hadaba aynu in yar dib u  milicsano mid ka mid ah khudbadahii Madaxwayne Muuse Biix Cabdi ee uu kaga hadlayay haddii xukumadiisa  la dhiilo waxaa la odhanayo iyo sidda loogu han-wayn yahay in uu dhiso xukumad tayo leh ee isna ku ogsoon yahay.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News