Hangoolnews.com
Mamulka Iyo Hawlwadeenada Shabkada Hangoolnews.Com Waxa Hamblyo Meher U Dirayan Jamac Aadan Muxamed Iyo Sahra Muuse Yusuuf Oo Meherkood Ka Dhacay Hargeysa
December 6, 2017 - Written by Hangool News 1

Dhamaan hawlwadeenada kala duwan ee shabkada caalimiga ah ee hangoolnews waxa dhambaal  hambalyo meher wacan ah u dirya  boqorka  suxufi jamaac aadan muxamed iyo boqoorada sahra muuse yusuuf  oo meherkoodu ka dhacay magaalada  hargeysa

Waxa aan illahy uga baryaayan reerkii aqalgalkooda ku gaadh bash baash iyo barwaaq ubad khayr qaaban alle kala siiyo

Aamiin                   aamiin                        aamiin

 

Hawlwadeenada shabkada halgoonews

 

COMMENTS
Latest News