Hangoolnews.com
Daawo:- Intii Siilaayo Joogay Waddanka Waxaa Ka Dhacay Qas Badan Oo Sharci Jabis Ah Manaan Doonayn  In Oday Wayn Oo Xanuusanaya….” Faysal Cali Wareebe
December 6, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa mar uu maalintii shalayto ahayd ku sugnaa Degmadda Gabilay ka hadlay arrimo badan oo uu sheegay in dalka ka dhaceen,

Waxaanu carabka ku adkeeyay sabab uu ugu hadli waayay markii hore, waxaanu yidhi:- “Intii Siilaayo ina haystay waxaa dhacay qas badan oo sharci jabis ah manaan doonayn in odoy wayn  oo xasuunaya waayeelna ah jiid jiidano, waxaanan u hadli waayay oon is lahaa Habarjeclo ayaa foodka kuu diidi imika ayaan sheegayaa oo iimay footeen” ayaa yidhi faysal cali wareebe.

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News