Hangoolnews.com
Daawo:-Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay In Uu Ka Mid Yahay Wasiiradda Cusub Ee Somaliland Iyo Waxaa Uu Kaga Jawaabay
December 6, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Pro Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ah aqoon-yahanka reer Somaliland ahna Hogaamiyaha Khaatumo ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo ahaa in Heshiiska Khaatumo la hor keeno labada gole oo uu markaasi ansax yahay,

Dhinaca kale waxaa uu ka hadlay in uu ka mid yahay golaha wasiiradda Xukumadda Cusub ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waxaanu yidhi:-

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News