Hangoolnews.com
Daawo:- Maxkamadda Ciidamada Somaliya Oo Xukuno Dil Iyo Xabsi Daa,id Iskugu Jira Ku Riday Eedaysanayaal Lagu Helay….
December 5, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Maxkamadda Ciidamada ee Soomaliya ayaa Xukuno dil iyo xabsi madaxaa ha ku furto ah ku riday eedaysanayaal loo haystay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab , waxaana madaxkamaddu sheegtay in ay ka dambeeyeen qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News