Hangoolnews.com
Daawo:- “ Waxaa La Farayaa Baanka Dhexe, Dahab-Shiil, Premier Bank Iyo Salaama Bank In La Joojiyay Xisaab-Socotada Qaranka’ Hanti Dhowraha Guud
November 28, 2017 - Written by Hangool

 

Hangoolnews:- Hanti Dhowraha guud ee Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire ayaa sheegay in ay joojiyeen dhamaanba waxii xisaab ahaa ee ka furnaa baanankan

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News