Hangoolnews.com
Daawo:- Maxkamadda Sarre Ee Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Ansixinta Go,Aankii Komishanka Doorashooyinka Qaranka
November 28, 2017 - Written by Hangool

 

Hangoolnews:- Maxkamadda Sarre ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday ansixinta go,aankii komishanka doorashooyinka Somaliland ee Musharax Muuse Biixi Cabdi in uu yahay Maanta laga bilaabo Madaxwayanaha ramsiga ah ee Xilka la wareegaya

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News