Hangoolnews.com
Daawo:- Qaar Ka Mida Xildhibaano Iyo Madax-Dhaqmeedka Muqdisho Oo Hanbalyeeyay Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland
November 27, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Qaar ka mida Xildhibaanada iyo Madax-dhaqmeedka Muqdisho ayaa hanbalyo iyo bogaadin u diray Madaxwaynaha la Doortay ee Somaliland

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News