Hangoolnews.com
Daawo:- Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Wadada Gasha Gurigiisa Si Dhakhto Ah Loo Bilaabay Dhismaheed
November 27, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Wadada gasha guriga Madaxwaynaha la doortay Madane Muuse Biixi Cabdi ayaa si deg deg ah loo bilaabay dhismaheeda waxa la samaynayaa waddo isku xidha Madaxtooyada iyo Guriga Muuse Biixi

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News