Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaanu Isla Garanay In Maamulkaa Uu Muuse Biixi Hogaaminayo Aan La La Shaqayn” Odoyaasha Iyo  Waxgaradka Ceergaabo
November 26, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Odoyaasha iyo Wax garadka Degmadda Ceergaabo ayaa ku baaqay in shir deg deg ah ay kugu yimaadaan sidda ay sheegeen waxa shirkan laga arrinsan doonaa wax ay ay igu yeedheen maamulka Muuse Biixe  waa sidda ay yidhaahdeene, sidii aan loola shaqeeyeen

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News