Hangoolnews.com
Daawo:-  Shacbiga Waxaan Leeyahay Qofoowna Ha Ku Soo Lugo-in Xafiiska Wakhtigii Aanu…” Maayarka Caasimada Hargaysa
November 26, 2017 - Written by Hangool

 

Hangoolnews:- Maayarka Caasimada Hargaysa ayaa guud ahaaba sheegay in uu hakad galiyeen bixinta dhulka waxaanu sheegay in ay olole cashuureed gali doonaan.

Dhinaca kale waxaa uu yidhi “Shacbiga waxaan leeyahay qofoowna ha ku soo lugu- in xafiiska oo wakhtigii aanu shaqo badan qaban lahayn hanaga lumin.

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News