Hangoolnews.com
Akhri:- Jananka Kaliya Ee Ilaa Imika La Hubo In Madaxwayne Cusub Ee Somaliland  Muuse Xuseen Cabdi  Magacaabayo
November 25, 2017 - Written by Hangool

 

Hangoolnews:- Madaxwaynaha Cusub ee Soamaliland Mudane Muuse Xuseen Cabdi “Muuse Biixi” ayaa waxaa uu ku howlahan yahay in muddad xil-wareejinta ka hor uu sii dhiso Xukumaddiisa.

Madaxwayne Muuse Xuseen Cabdi ayaa waxaa ka mid ah xukumaddiisa sidii uu u heli laha janamo Ciidan ama Taliyayaal waxaana ilaa imika la  hubaa in taliyayaasha uu Madaxwayne Muuse Magacaabayo in ay ka mid yahay Taliyahii hore ee Ciidanka Badda Somaliland ahaana Taliyahii Ciidanka

Asluubta Sareeyo Guuto Maxamed Xuseen Faarax “Xiirane”

Madaxwaynaha cusub ayaa la sheegay in uu ku qancay Kartidiisa iyo Aqoota uu u leeyahay Ciidanka

Dhinaca Madaxwaynaha cusub  ayaa wadda qorshe uu doonyo  in beelaha Cidhifyada ay ka dhex muuqdaan Taliyayaasha Ciidamada marka laga tago Golahiisa Wasiiradda

Waxii warar soo kordha kala soco Hangoolnews

COMMENTS
Latest News