Hangoolnews.com
Daawo:– Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliland Ka Dhacday
November 24, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com) Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay doorashada Madaxtooyada Somaliland waxaanu boggaadiyay madaxweynaha la doortay, guddoomiyaha Waddani iyo guud ahaan bulshada Somaliland.

Daahir Rayaale Kaahin, waxa kale oo uu amaanay qaabkii Doorashadu u dhacday iyo Musharraxiintii Mucaaradka ee Aqbalay Natiijada Doorashada uu ku guuleystay Muuse Biixi Cabdi

Halkan  Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News