Hangoolnews.com
Daawo:- Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Xiliga Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay Xilka Lagu Wareejin Doono
November 23, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Aqalka Looga Taliyo Dalkan Jamuuryada Somaliland Ayaa Shaaca Ka Qaaday Muddada Rasmiga Ah Ee Ay Qabqaabinayaan Xil Wareejinta Labaada Madaxweyne Ee Kan La Doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Ka La Sabootinayo Mudane Siilaanyo waxa aan loo qoondeyay in ay muddadasi noqto haddii eebe idmo 14/12/2017

Halkan ka Daawo

COMMENTS
Latest News