Hangoolnews.com
Daawo Sawirada Layaabka Badan Ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Musharaxi Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) + Goobta Kulansiisay
November 23, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com) Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo, Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa kulankii ugu horeysay kulmay tan iyo intii lagu dhawaaqay natiijada doorashada Madaxtooyada.

Madaxweynaha iyo Murrashaxa ayaa ku kulmay aaska Marxuum Axmedyaasiin Gabay-xaddi oo maanta lagu aasay Hargeysa.

Madaxweynaha iyo Musharax Ciro oo loolankii ugu adkaa soo maray wakhtigii Doorashada ayaa maanta markii ay Kulmeen Laabta is galiyey isla markaana bulshada u cadeeyey in aanu ka dhaxeenin naceyb iyo cadaawad gaar ahi

COMMENTS
Latest News