Hangoolnews.com
Akhri:- Masuuliyiinta Ugu Dhow Ee La Filayo In Ay Ka Mid Noqdaan Golaha Wasiiradda Ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi
November 23, 2017 - Written by Hangool

 

Hangoolnews:- Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo markii lagu  dhawaaqay natiinada hordhaca ahayd ee komishanka doorashooyinka waxaa si aad ah loo hadal hayay masuuliyiinta ka mid noqon doono golahiisa wasiirada,

Inkasta oo madaxwaynahan la doortay ee Muuse Biixi Cabdi  ay adag tahay in la ogaado shaxdiisa  xukumadda uu dhisayo ,

Haddana waxaa illaa imika xoogaysanaya wararka sheegaya in uu magacaabo masuuliyiintan.

  • Pro Maxamed Cali Bille
  • Pro Jamaal Cali Xuseen
  • Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xala-toosiye)
  • Maxamed Ibraahim Aadan (Qaboyo-tire)
  • Pro Axmed Ismaaciil Samatar
  • Cabdilaahi Maxamed Ducaale (Ina dhoola yare)
  • Maxamed Nuur Caraale (Duur)

Wali ma cada meelaha loo magacaabayo belse shaxda wasiiradda ayaa la xoojinayaa in ay ku jiraan

Waxaa kale oo jira wasiiro kale oo uu Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi uu isagu kaligii qorshaytay oo u badan dhalinyaro

Iyo waliba qaar hore xilal u soo qabtay.

Waxii soo kordha Hangoolnews kala soco

COMMENTS
Latest News