Hangoolnews.com
WAXAAN AHAAN DOONAA MUCAARID UTAAGNAADA TOOSINTA QARANKIISA ILAA SHANTA SANNEE SOO SOCOTA. MUBAARIK KEYSE FOOJE
November 22, 2017 - Written by Hangool News 1

Hadalkoo midha  Laba lagama dhigee Natiijo Gacan ku Samayna ayaa kasoo yeedhay Koomishanka waxase  Dalkan iyo Dadkaba badbaadiyay Murashaxaan dhisaayay Abdirahman Irro

13 Nov  Doorashadii Quruxadda badnayd Waxa dhaawacay Koomishanka inoo dhaartee hadana ina dheeliyay .

Odaygaa Kursiga Xaaraanta lagu Saaray Alle haku Asturo si Qaranimadeenna ugubka ah u burburin .

Waxaan hadal kusoo koobayaa Oo la qabaa Murshax Cirro  Go,aan ka ah Qaran Badbaadinta .

“Waxaan maanta qaatay go’aan qadhaadh oo aan ka farxin doonin shacabka codkoodii la boobay, umaan tanaasulin Muuse umaan tanaasulin Kulmiye waxaan u tanaasulay nabada isku duubnida shacabka s’ land, Dalkayga u burburin maayo damacayga siyaaaiga ah, dadkaygana dhiigiisa loogu daadin maayo”

Cirro

Gobannimo

Mubaarik keyse Maxamed

Hargysa Somaliland

 

COMMENTS
Latest News