Hangoolnews.com
Daawo:-Xildhibaan Nac Nac Oo Bogaadiyay Madaweynaha La Doortay Ee Somaliland iyo Ku Xigeenkiisa
November 22, 2017 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaan axmed maxamed diriye nac nac oo ka mid ah xildhibaanada aqalka golaha wakiilada kana tirsan xisbiga mucariidka ah waddani ayaa hambalayo u diray madaxweynaha cusub ee somaliland mudane muuse biixi cabdi iyo ku xigeenkisa cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici

COMMENTS
Latest News