Hangoolnews.com
Daawo:- Suldaanka Guud Ee Beelaha Arab Oo Ka Hadlay Doorashada Madaxtinimada Somaliland Iyo Ducada Uu U Diray Madaxwaynaha Cusub
November 22, 2017 - Written by Hangool

 

Hangoolnews:- Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Mahad, ayaa ka hadlay doorashadii ka qabsoontay Somaliland waxaanu Duco hawada u mariyay Madaxwaynaha Cusub iyo ku xigeenkiisa

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News