Hangoolnews.com
Daawo:- Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Guul Ku Tilmaamay Go,aankii Uu Qaatay Musharaxoodu
November 22, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah Waddani ee Gobolka Togdheer ayaa go,aan Geesinimo leh ku tilmaamay talaabadii uu ka qaatay natiijadii doorashada madaxtooyada musharaxoodii  xisbiga waddani Mudane Cirro.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News