Hangoolnews.com
Daawo:– Maxay Ka Dhigan Tahay Doorashadii Ka Dhacday Somaliland?
November 14, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com)  Dadweynaha Somaliland ayaa maalinkii shalay  u dareeray goobaha codbixinta, ayaga oo dooranaya madaxweynaha cusub ee Somaliland.

Illaa saddex musharax ayaa ku tartameysa doorashada maalinkii shalay  dhadey, waxaana ay kala yihiin Cabdiraxmaan Cirro, Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi.

Haddaba doorashadan maxay uga dhigan tahay Somaliland? Dhinaca kalena maxay kaga duwan tahay kuwii hore?

Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaanu weydiiney qaar ka mida siyaasiyinta, xildhibaanada, macalimiinta iyo bulshada ku dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, maalin uu kadib wakhtigii doorashada.

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News