Hangoolnews.com
Daawo:- Gudoomiyaha Ku-Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Hanbalyo U Diray Shacabka Somaliland
November 14, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com) Gudoomiye ku-xigeenka koobaad ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa hanbalyo u diray guud ahaanba shacabka Somaliland.

 

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News