Hangoolnews.com
Halkan Ka Akhri Doorashada Madaxtinimada Somaliland Iyo Baraha Bulshada Oo Hawad Laga Saridoono+Sababta
November 13, 2017 - Written by Hangool News 1

Hargeysa(Hangoolnews)Doorashada Somaliland ayaa ilaa imika   si habsami leh uga socota guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland , waxaana ay shacabku wali ku jiraan safaf dhaadheer iyagoo cododkooda dhiibanaya.

 

Goordhow waxay komiishanka doorashooyinka Somaliland  iyaga oo kashanaya  shirkadaha  is gaadhasinta  ay hawada ka saarayaan baraha bulshadu ku kulanto sida facebook,imo, whatsapp, Twitter,tango iyo snapchat si  looga hortago  wararka been abuur ah ee ku saabsan natiijada doorashada Somaliland ee bulshadu isku waydarsanayso , waxaana ay shegeen komiishanku in baraha bulshadu ku kulanto uu  hawada ka maqnaan donaan ilaa inta doorashada lagu dhawaaqayo

COMMENTS
Latest News