Hangoolnews.com
DoorashadaMadaxtooyadaOoDalka Si Habsi Ah UgaBilaamatay Iyo ShacabkaOoSafafkaUguJira Si Ay Codkooda U Dhiibtaan
November 13, 2017 - Written by Hangool News 1

Somaliland (Hangoolnews)  Bulshada reer Somaliland ayaa  saaka u dareeray  doorashadaMadaxtooyada Somaliland, iyagoogoobaha codaynta u galaya safaf  dhaadheer si ay codkooda u dhiibtaanoo ay u doortaanMadaxweynihiibedelilahaaMadaxweyneSiilaanyo.

 

 

 

Codbixiyaasha reer Somaliland ayaa saaka gebi  ahaanba dalka oo dhan ugadareeray doorashada Madaxtooyada Somaliland, kuwaas kuyuu ugu jiray si ay codkooda u dhiibtaan,

 

Dhanka kale ilaahadda waxa sihabsami ah u socota doorashadaa, iyadoo ay dhammaanba gobolada degmooyinka iyo tuulooyinka dalka ay sidii loogutalogalay u socota ilaa ,islamarkaana ay dadku codkooda dhiibanayaa.

 

COMMENTS
Latest News