Hangoolnews.com
Mamulka Iyo Hawl Wadeenada Shabkada Hangoolnews Waxa Hambalyo U Diryan Khaddar Maxamed Xaashi Oo Ka Mid Ah Hawlawadeenada Shabkada Oo Ka Mid Noqday Guulaystayasha Tartankii Cawka Award
November 9, 2017 - Written by Hangool News 1

Hargeysa(Hangoolnews) mamulka iyo hawl wadeenada shabkada caalimga ah ee hangoolnews waxa ay  hambalayo u diray khaddar maxamed xaashi oo  ka mid ah hawlwadeenada shabkada islamarkan ku guulaystay  tartanka

suxufiiyinta Somaliland loo qaybta sii ay ugu soo bandhigan khibradooda  kaas oo lagu  magac daray alle ha u naxriiste  suxufigii weyne axmed xasan  cawke

Tartanka ay waxa soo qaban qabiyay  ururka suxfiyiinta Somaliland ee solja

COMMENTS
Latest News