Hangoolnews.com
Daawo:- Ciidanka Booliska Hargaysa Oo Soo Qabtay Sagaal Eedaysane Oo Sameeyay Arrin Ugub Ku Ah Somaliland Iyo Waxay Tahay
October 13, 2017 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Ciidanka booliska Hargaysa aya soo qabqatay sagaal eedaysane oo loo haysto in ay ka dambeeyeen falal aan hore ugu dhicin Somaliland kuwaas oo ah in ay ku lug lahaayeen sidda lagu eedaynayo basas dhawaan lagu gubay istaaka basaska ee Jig-jiga yare ee gudaha magaalada hargaysa, waxaana ka hadlay Af-hayeenka Ciidanka Booliska…

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News