Hangoolnews.com
Deg Deg Daawo:– Xildhibaan Nac Nac Oo Hada Ku Dhawaaqay In Uu Iska Casilay Xubnimaadi Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Wadani
October 12, 2017 - Written by Hangool News 1

Hargeysa(Hangool news ) xildhibaan axmed maxamed dirirye nac nac oo ka mid ah xildhibaanada  golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in uu gaabi ahaanba iska  casilay xubnimadii xisbiga kulmiye

Xildhibaan nac nac ayaa imika la hadaly warbaahinta  waxa aanu sheegay  in maanta laga bilaabo uu ka tirsanan doono xisbiga murcariidk ah ee wadani

Sidoo kale waxa uu targeerayashiisa ugu baaqay in uu xubnimaadii xisbiga kulmiye maanta laga bilaabo uu iska casilay kuna biiray xisbiga wadani

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News