Hangoolnews.com
Cali Mareexaan Waxan Uu Waddaa Waa Waxuu Raggu Isku Dili Jiray .W/Q. Mubaarik Keyse Fooje .
October 9, 2017 - Written by Hangool

Geellow Socoo Socoo Maalintaad Ciin Daaqada laguu yaaba ayaay Soomaalidu ku maah maahdaa .

Waxaan uga Socdaa Cali khadiija Markuu Musuqi Xatooyadii Wasaaradda Dhulkii Danta Guude Qarsoona soo dhameeyay

Maanta wuxuu marayaa inuu Dugsiyadii iyo Qubuuri Iibiyo waliba uu hadhCad baayaco .

Xaaran lagma dhargo ayaan maqli jiray inbadan maanta se, indhahaygaan ku arkaa

Damiirka nool iyo qofka inuun Dadnimo ku jirtaa waxan ma sameeyeen balse kolka qofku Damiir , Aqoon , Garasho midna lahayn waa sidan

Boobkiisu Cali waxa uu taxanyahay Barri Ilaa Galbeed Sool,Sanaag, Togdheer, Maroodijeex, Gabilay, Awdal ilaa ,Salal .

Waxana waxa u dheer hadal
Xumo Gaf uu Odayaasha iyo umadda ka dhiidhida lasoo hor taaganyahy

Waxa u dheer Abaabulid isku dhufasho Bulshada Togdheer Oo uu hadh iyohabeen ku hawlanyahay Cid kula socotaana jirin

Ninkan Garaadka Gaaban Ee wasiirnimadana ku helay Adeernimada malaa
waxa uu hilmaamay in Axmed Silaanyo La, Dooraty Oo uu madaxwayne yahay Waxuuna Moodayaa “Boqor”

Xukuumadda Axmed 40 ka yar ayaa u hadhay Haduu mujaahid muuse Madaxwayne noqdo iyo haduu Dr Cirro noqdo Labaddba Raggba is arki doontaan

Akhiro iyo ifkaba imtaxaanka umadda aad iska hor keenayso iyo Xoolha Xaaranta ah eed dhacayso waad mari doontaa

mubaarik keyse maxmed

Addis

COMMENTS
Latest News