Hangoolnews.com
Muuse Biixoow hadii Abtinimo Madaxwayne Lagu helaayo Faysal Cali Waraabe ayaa ku heli lahaa .
October 5, 2017 - Written by Hangool News 1

Horta Beesha Ciidagale Wayne Oo ah Haldoorka iyo Salaadiinta
Somaliland waxan ku bogaadinaya inay yihiin Ragg Qaranka Midnimadiisa
jecel Oo ah Dhidibada Somaliland ku taagantahy .

Mar labaad Ciidagale Beesha Baaxadda Wayn yagoon Xukuumadda Kulmiye ka
helin Saamigoodi Xaqa u lahaayeen hadana maaha Ragg Cabasho Cataab iyo
wax la, midda warbaahinta la yimaadda

Geesiyo isku kalsoon Weeye
intaa kadib .

Waxaan warbaahinta ka arkaayay Odaygii Murshaxa Kulmiye Muuse Biixi Oo
leh Abtinimo igu Codeeya

Markaa waxaan idhi Oo Faysal Muxuu Tollow Abtinimdda Madaxwayne ugu
Noqon waayay?

Inaadeernimo , Abtinimo, Tollnimo middna Kursi laguma hello ina Biixoow Abti !!

Kursiga Madxwaynaa waxa lagu gaadhaa istaraajiyad Siyaasdeed Oo Hufan
Isla markaana Qurxoon ka madhan Tolaaay yaa Reer Hebalaay iyo yaa
Abtiyaal ii aheey .

Mubaarik keyse Fooje

Addis Ababa .

COMMENTS
Latest News