Hangoolnews.com
Kooxda Barcelona Oo Laga Yaabo Iney Taageero La’aan Ka Xaadirto Garoonka Wanda Metropolitano Kulanka Atletico Madrid & Sababta Oo La Ogaaday.
October 5, 2017 - Written by Hangool News 1

Barcelona Oo Laga Yaabo Iney Taageero La’aan Xaadirto Garoonka Wanda Metropolitano Kulanka Atletico Madrid & Sababta Oo La Ogaaday.

Barcelona ayaa markii ugu horeysay booqan doonta garoonka cusub ee Atletico MadridEstadio Wanda Metropolitano marka laga soo laabto ciyaaraha caalamiga ah, iyadoo labada kooxood ay isaga hor imaanayaan kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Balse jamaahiirta reer Catalonia ayaa sugi doona muddo dheer iney xaadiraan garoonka cusub ee Ateltico Madrid, mana u badna iney ka qeyb gali doonaan kulanka ay kooxdooda kusoo ciyaareyso halkaas 14-ka October.

ogeysiisay dhigeeda Barcelona ineysan siin karin tikidhadii ay labada kooxood markii hore ku heshiiyeen, sababo dhanka saadka ah darteed.

Si kastaba Barcelona ayaa gabi ahaanba kansashay codsiga Atletico Madrid, waxeyna website-keeda ku xaqiijisay ineysan jirin tikidh la iibinayo oo ku saabsan kulanka ay martida u yahiin Atletico Madrid.

Si kastaba balaugrana ayaa u muuqata mid kulankii labaad oo xadhiidh ah ku ciyaareysa iyadoon wax tageero ah aan garab ka heli doonin madama ay las palmas 3-0 kaga badiyeen  kulankiii dhacay  isbuucaan bilwogiisii taasoo ay sameeyeen rabashadii ka jirtay ca

COMMENTS
Latest News