Hangoolnews.com
TACSI
October 4, 2017 - Written by Hangool

Maareeyaha Tv-ga Qaranka Khadar Maxamed Cakule

Samatar Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan

Maxamed Muuse Xasan Xuseen

Ibraahim Cismaan Axmed

Maxamed Saleebaan Suldaan Cali Kooshin

Iyo Asxaab kale oo fara badani waxay Tacsi u dirayaan Qayskii iyo Eheladdii uu ka baxay Nuux Cabdilaahi Maxamed, gaar ahaa waxay Tacsidan u dirayaa Axmed Yaasiin Nuux Cabdilaahi Maxamed oo uu Marxuunku ahaa Aabahii,

Eebe ha u naxariisto Marxuunka

COMMENTS
Latest News