Hangoolnews.com
Daawo:-  Nidaamka Sharfan Ee Loo Maamuusay Ardaygii Ku Guulaystay Kaalinta Koobaad Ee Imtaxaankii Shahaadiga Ahaa
September 27, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- “Maansha-allaah” Maamulaha Guud ee Dugsiyadda Nuura-diin Xaaji Mahad Ibraahim Maxamed iyo Macalimiinta, Ardayda Dugsiyadda Nuura-diin ayaa maanta si Cajiiba oo Shucuurta Shacabka Somaliland Dareen gaara ku reebtay u Maamuusay Ardaygii ku guulaystay kaalinta koowaad ee dugsiyadda sarre ee Dalka Imtaxaankii Shahaadiga ahaa…

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News