Hangoolnews.com
Real Madrid oo Super Cup-ka Spain ka badisay Barcelona
August 17, 2017 - Written by Hangool

Kooxda Real Madrid ayaa kooxda Barcelona uga badisay 2-0 garoonka Bernabeu iyadoo ay tan ka dhigeyso inay Barcelona ku badisay 5-1 Super Cup-ka Spain.

Cayaaraha champions-ka ee Spain iyo Yurub ayaysan saameyn ku yeelan maqnaanshaha cayaar yahankii la ganaaxay ee Cristiano Ronaldo.

Cayaar yahannada Marco Asensio, iyo Karim Benzema ayaa Real Madrid oo marti loo ahaa u dhaliyay laba gool lugtii hore ee cayaarta.

CAYAARAHALahaanshaha sawirkaREUTERS

Barcelona ayaa lugtii dambe ee cayaarta xoogaa iska caabbin sameeyay hase yeeshee waxay cayaartu ku soo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday Real Madrid

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News