Hangoolnews.com
Daawo:- “Xisbiyadda Dalka Waxaynu U Samaysanay In Aynu Ku Tartano Oo Hogaanka Dalku Ku Yimaado” Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland
August 13, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay oo ay horumar tahay ka dib markii uu arkay Taageerashaasha labada Xisbi oo isbarbar taan wax waxyeelo  ahna dhexdooda is yeelayn

Halkan Hoose Ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News