Hangoolnews.com
Daawo:- “Somaliland Qabyaalad Waxba Ku Dooran Mayso, Waana Noo Sharaf In Aanu Aragno…” Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha
August 13, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde oo ka mida waftiga Musharaxa Kulmiye ayaaa xafadlad gudaha Magaaladda Ceer-gaabo ah oo uu ka hadlayay sheegay in aan Somaliland maanta Qabyaalad waxba ku Dooranayn

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News