Hangoolnews.com
Daawo:– Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Bilaabay Baadhitaano Hor Leh
August 13, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com) Ciidamada laanta socdaalka Somaliland ayaa saaka bilaabay baadhitaan hor leh kaasi oo ay gaadiidka iyo dadkaba ku weydiinayeen kaadhka muwaadinimada ee Somaliland.

Ciidamadu waxaa ay joojinayeen dadka iyo gaadiidka maraya wadooyinka halbowlaha u ah caasimada, isgoys kasta iyo wado kastana waxaa taagnaa ciidamada laanta socdaalka Somaliland waxaa ay dadka lugta ah iyo dirawaliinta basaskaba ay weydiinayeen mee kaadhkaagi muwaadinimadu?

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News