Hangoolnews.com
Masuulka  Labaad Ee Ugu Awoodda Sarreeya Qaranka Somaliland Oo La Baafinayo Ka Dib Markii Laga Waayay Saaxadda Siyaasadda
August 12, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Tan iyo intii ka dambaysay ka dib markii madaxwaynaha Somaliland uu dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa mar qudha saaxadda siyaasadda laga waaaya madaxwayne ku xigeenkii Somaliland Mudane Saylaci oo ah Mushax Ku Xigeenka Muuse Biixi.

Mudane Saylici ayaa wakhtigii uu ku simaha ahaa waxaa uu aad u soo kormeeray xafiisyadda dowladda, waxaanu ka dhex muuqday saaxadda siyaasadda waxii intaasi ka dambeeyay ka dib markii xilka laga qaaday Wasiirkii Hore Xidhiidhka Goloyaasha oo ay saaxiibo dhow ahaayeen ayaa waxaa mar kaliya la waayay mudane Saylaci lama Garanayo waxaa kaga mashquulay hawlaha Xisbiyadda mar haddii uu markale sharaxan yahay,

Waxaase loo malaynayaa in uu ku maqan yahay saluug uu tirsanyo.

 

Waxii warar  soo kordha Hangoolnews.com kala soco

Hangoonews.com

COMMENTS
Latest News