Hangoolnews.com
Daawo:- “Intaan Ku Maqanahay Midnimadda Somaliland Ayaa Kulmiye Iyo Waddanina Olole Ku Jiraan” Guddoomiyaha Ucid
August 12, 2017 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Musharaxa Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Xuseen ayaa maalmahii ugu dambeeyay ku howlanaa kulamo uu la qaadanayay masuuliyiin ka tirsan kooxda Khaatumo kuwaas oo uu kula shirayay Deegaanadda Gar-adag iyo Widh-Widh,Faysal ayaa sheegay in intuu ku maqan yahay Midnimadda Somaliland Xisbiyadda kalene olole ku jiraan.

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News